Hoos ka dhageyso qeybta afaraad(4aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala ah C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) iyo Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Dhageyso qeybtii (4-aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye
previous post