Barnaamijkan ayaa ah mid aan uga hadleyno Corona Virus,waxaana si gaar ah aan uga fiirin doonaa dadka takoorka kala kulmay cudurkan iyo sida uu u saameeyey Aduunka.
Waxaa kaloo Barnaamijka Baraarug noogu soo gudbin kartaan fikirkiina iyo talooyin la xariira Corona Virus.