Hoos ka dhageyso Barnaamijka Baraarug oo ah Taxano looga hadlo Xanuunka Coronavirus, waxana oo soconaya afar todobaad Maanta waa qeybtii 3aad.Barnaamijka todobaadkan wuxu ku Saabsanyahay Muhiimada ay leedahay in Bulshada Dadka Hogaanka o ah ay Caawiyaan Dadka nugul iyo Sida ay u caawiyaan.