Idaacada warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta oo arbaco ah waxaa lagu qabtay dood ku saabsan corona virus sida uu u saameeyey xarumihii caafimaadka ee barakacyaasha.
Dooda waxaa ka qeyb galay barakacyaasha dad ka mid ah sida hooyooyinka oo sheegey iney waayeen adeegyadii caafimaadka ee ay heli jireen .