Waa maalintii labaad Ciid Mubaarak,Barnaamijka la Ciid Warsan oo kamid ah Barnaamijyada Idaacada warsan ugu talagashay dhageystayasha Maalmaha Ciida waxa maanta taaba galineysey Companyga New Star 2
Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo daadihinaya Wariyasha Kala ah Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan) iyo Cabdiraxman Uday.