Doodan waxaa ka qeyb galay qof ka md ah culimada,haweenka, iyo odoyaasha,waxaana ay qireen in deegaanka ka jirto faquuq lagu hayo bulshada deegaanka qaarkooda.
Qeybta hoose ka dhageyso dooda oo dhamaystiran iyo dhageystiyaasha oo iyagana ka qeyb qaata.