Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka dhaheysaneysaan idaacada Warsan.
Khamiis kasta waxaa dhegeysansaa Barnaamijka Fanka iyo Sugaanta oo idin soo Jeedinaya Khaalid Cabdi Ibraahim