Dooda maanta waxa looga hadley siyaasada Dalka iyo doorashooyinka soo socda,waxana Marti ku ahaa dadka falanqeeya arimaha Siyaasada.Hoos ka dhageyso Dooda waxana daadihinaya Wariyasha kala ah Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar) iyo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)