Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay R/Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo manta hortagay Golahaasi.
Munaasabadda Codeynta oo ka dhacday arunta Villa Hargeysa,waxaa manta R/Wasaaraha cusub u codka kalsoonida siiyay 215-xildhibaan.
Dhinaca kale R/Wasaaraha cusub ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Golahaasi