Dhageyso Baraamij gaar ah oo looga hadlaayo Sida loo kordhin lahaa aqoonta Beeraha iyo Habka fiican ee wax loo beerto,Barnaamijka ayaa ah ku celis oo Isniinti ka baxy Idaacada waxaa si wadajir ah u soo diyaariye Hayada Cuntada iyo Beeraha uqaabelsan qaramada Midoowe ee FAO iyo Idaacadeena