Qeybaha bulshada ee ku nool magalada beledweyn aya soodhaweyay dib udayactirka lagu sameynaayo wadooyinka dhex mara magalada B/weyne
Bulshaad aya shegay in tani ay wax badan kabadali donto bilicda magalada iyo isusocodka dadka iyo Gadiidka oo dhib badan ku qabay wadoyinkaasi
magaalada Baladweyna ayaa inta badan waxa ka dhaca fataahad uu sameyo wabiga shebeele kaa bur-bur u geeysatay wadooyinka magaalada dhexmara waxana maamulka iyo shacbka oo is kaa shanay ay u istageeyn in ay wadooyinkaa ay dayactirtaan kuwaa oo hada marayay meel gaba gaba ah