Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan aan ugu haleyno Tacabka dalagyada xabuuqleyda ama firaleyda, waxaan kaga hadlaynaa habka wanaagsan ee loo beerto dalagyada xabuuqleyda ee gelleyda iyo mesegadu ka mid yihiin.
Barnaamijka waxa iskakaashadey Ha’ada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadiina.