Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha todobaadkan waxaan ku eegaynaa beerashada khudaarta, dalaggaan oo muhiimad dhaqaale u leh beeralayda, waxaanan kaga hadlaynaa barbaarinta, abqaadka ilaa xilliga goosashada.
Barnaamijka waxaa iskakaasadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena