Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha waxan looga hadlayaa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha kiimikada ah iyo sida loogu nafaqeeyo ciidda, si kor loogu qaado waxsoosaarka,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena