Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha Qeybtiisa 12 aad oo loga hadlaayo Goynta dallagga, kaydinta, suuq geynta iyo hababka kale ee la xiriir habaynta iyo wajaanitiisa si uu u noqdo dalag tayo leh oo waxtara dadka quudanaya, beeralayguna suuq ka helo.,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena
Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha Qeybta 12 aad oo ku celis ah
previous post