Barnaamijkan waxaa looga hadlayaa Xarunta khilaafaadka degmada Baydhabo badanaa malagu guuleystaa kisaska ay xaliso, wado noocee ayaa loo maraa?
dooda waxaa marti ku ah Xabibo Cadaawe Xidig iyo Mowliid Sheekh Nuur Gudoomiyaha odoyaasha xaruunta xalinta khilaafaadka Degmada baydhabo.