Caawa waxaa sitoos ah Radio warsan ugu bilaabanaya tartan Aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadaan ee Xaafadaha Magaalada Baydhabo
Waxaana wareega koowaad caawa isku arki doona xaafadaha kala ah
Wadajir (A) vs Daarusalam Waxaad nagala socon doontaan Radio warsan fm 88.2 Aalada livestream ka oo caalamka meelkasta aad nagala socon kartaan iyo baraha bulshada sida Facebook iyo YouTube.
Tartan Aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadaan oo Caawa Radio Warsan ka bilaabanya
previous post