Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan habeenkii 5aad waxaa ku tartamay group (c) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Wadajir (B) iyo Boonkay (A)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan
Wadajir (B) 14 -14 Boonkay (A)
Sidaasna Tartanka ku soo idlaaday Barbaro dhac