Hoos ka dhageyso Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan habeenkii 6aad waxaa ku tartamay group (C) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Towfiiq(A) iyo salaamay (B)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan
Towfiiq (A) 13-10 Salaamay (B)
Sidaasna guusha ku raacday xaafada Towfiiq (A) oo latimid dhibco dhan 13 dhibcood