Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan oo caawa toos u bilowday wareegii 2aad waxaa ku tartamay group (A) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Horseed(B) iyo Wadajir (A)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan
Horseed(B) 4-10 wadajir (A)
Sidaasna guusha ku raacday xaafada wadajir (A) oo latimid dhibco dhan 10 dhibcood