Hoos ka dhageyso Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan wareegii 2aad waxaa ku tartamay group (B) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Holwadaag(B) iyo Towfiiq (A)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan
Holwadaag(B) 8-11 Towfiiq (A)
Sidaasna guusha ku raacday xaafada Towfiiq A oo latimid dhibco dhan 11 dhibcood.