Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan wareegiisa 2aad waxaa caawa tartanka ku balansanaa Xaafadaha kala ah Holwadaag(A) iyo Daarusalaam (A)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan
Daarusalaam(A) 12-12 Holwadaag (A)
tartanka caawa wuxuu ku soo idlaadey barbardhac
Habeen dambe waxaa tartamaya Xaafadaha kala ah Deegaanka Boonkay (B) iyo Towfiiq (B).