Hoos ka dhageyso natiijada tartanaqoonedka bisha Ramadaan ee idaacada Warsan
waxa ku jirnaa wareegii u dambeyey ee 3 aad kaaso ah knockout ama kala bax
Caawa waxaa tartanka ku balansanaa Xaafadaha kala ah Towfiiq A iyo Daarusalaam B
Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo su’aal
Tartankooda waxaa uu ku soo idlaadey.
Towfii A 6 dhibcood Daarusalaam B 13 dhibcood
Sidaasna waxaa tartanka kaga haartey xaafadaTowfiiq A