Hoos ka dhageyso Barnaamijka tartan aqooneedka Idaacada Warsan oo caawa wareegii 3aad habeenkiisa ugu dambeysey ku tartamey Xaafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Horseed A.
caawa tartanka waxa macsalaaeysey Xaafada Horseed oo heshey 10 dhibcood sidaasna ay ku soo gudubtey Daarusalaam A oo la timid 12 dhibcood.Habeen dambe waxa inoo bilaawanayo Semifinalka Tartanka oo ay isku gu soo hareen 4 kooxood.