Kaalinta 3 aad ee tartan aqooneedka Bisha barakeysan ee Ramadaan ka socda Idaacada Warsan caawa waxa ku balansanaa Daarusalaam A iyo Daarusalaam B oo labaduudba ku soo harey afar dhamaadka tartanka.
Tartankii caawa waxa forfied dhiiibey Daarusalaam B sidaasna waxaa kaalinta 3 aad ugudbey Daarusalaam A
Habeen dambe waxaaa finalka Ciyaaraya Holwadaag A iyo Holwadaag B.