Dhamaan Bahda Warbaahinta Warsan waxay idin leeyihiin hambalyo iyo bogaadin Ciid Mubarak, meel walba oo aad Dunnida ka joogtaan,Ilaahay haynaga aqbalo Cibaadadii Suubanayd ee aynu soo Sameynay,Sanadkaan Sanadkiisana Nolol,Caafimaad iyo Nabad waarta Haynagu Gaarsiiyo (Kullu-caam wa antum bikhayr)
HAMBALYO, HAMBALYO : Ciid Mubaarak Dhamaan Umadda Somaliyeed
previous post