Sheekh Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya qudbada todobaadkan waxa uu sharaxaad dheer ka bixinayaa Sheekha Barbaarinta wanaagsan ee caruurta iyo muhiimada bulshada dunida saaran ay u leedahay in caruurta ama dhalinta soo koraysa lagu hago wadada Nabadda lana baro faa’idooyinka nabada