Waxaa kulanka ka soo qeeyb galay wasiirada wasaaradaha Beeraha iyo wasiirka ganacsig KGS waxaana ay sheegeen in ay muhiimtahay in la hormariyo waxa soo saar ka Beeraha.
Dhageyso+Sawiro:-Kulan looga hadlayey horumarinta Beeraha oo maanta laguu qabtay Magaalada Baydhabo
previous post
1 comment
mahadsanidiin wararka aad soo noo gudbisaan. waan ku xiranahay