Kuwani waa fariin ka hadlaysa Numbarada gaaban ee lagala xiriiri karo Wasaaradda Caddaalladda iyo garsoork DGKGs.
412, waxaad ka waci kartaa gobolka Baay.
413, waxaad ka wici kartaa Gobolka Bakool.
Numbarada gaaban waa lacag la’aan, waxaana ay kuu sahlayaan in aad ugu gudbiso dhammaan cabashooyi kaaga qeybta xalinta khilaafaadka.
Haddaba isticmaal Numbaradan fududeynaya howlaha aad u baahantahay ee kaaga xiran Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, gaar ahaan Gobolada Baay iyo Bakool.