Booliska dalka Canada ayaa sheegay in ay soo gaartay Geerida ilaa 30 Qof ugu yaraan kuwaasi oo u Geeriyooday kuleelka ka jira wadankaasi Canada gaar ahaan Magaalada Bernabi.
Booliska waxa ay sheegeen in dadka dhintay ay yihiin kuwa da’ ah oo u dulqaadan waayay heer kulka uu gaarsiisan yahay wadankaasi.
Dowladda ayaa sheegtay iney talaabo qaadi doonto kadib markii heer kulka dalkaas uu gaaray meel sare sidoo kale waxa ay sheegtay in si deg deg ah ay dadka ku shaqada leh arintaas ay ku howlgalaan.