Wasiiradda Qorsheynta Maalgashiga Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Ahmed Madoobe Noonow Maxamed (Ahmed Baashi) wasiirka Waxbarashada Mohamed Yuusuf Hassan (Waliid) Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Taliyaasha Ciidamada Booliska AMISOM iyo Maamulka Degmad Baydhabo ayaa maanta Kormeerey Mashruuc Ciidamada AMISOM ay wadaan kaasi oo iskugu jira Xaruun Caafimaad iyo iskuul oo loogu tala galay inay ka faa,ideystaan dadka degan xerada qaxootiga ee xanaana 2 ee Baydhabo.
Kormerka oo ahaa in loo kuurgalo halka ay marayaan dhismaha iyo iskuduwaridka howlaha ayaa waxaa ka hadlay qaarkamid Saraakiisha AMISOM iyo wasiiradda Koonfur Galbeed.