Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka Wax soo saarka oo aan uga hadleyno Wax soo ssarka Beeraha iyo la qabsiga hababka casriga ah ee Caalamka.
Iyadoo laga duulaayo Cimilada sii xumaaneyso ee Dunida ayaa hada waxaa socda dadaalo la doonayo in wax looga badalo qaababkii horey ay beeraleyda Soomaaliyeed ula jaamqaadi lahaayeen nidaamka casriga ee Caalamka
Dageyso Barnaamijka oo daadihinayo Feysal Ali (Dhaayow)