Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo todobaadkaan looga hadlaayo hordhac kooban oo ku saabsan habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo,barnaamijka ayaa waxa soo sartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan.
Dhageyso:-Ku celsika Barnaamijka Wax soo saarka habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo
previous post