Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 5 tii kursi ee guddigu shaaciyey 12/1/2022.
Qoraalka ayaaa sidoo kale Odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada ku xusan liiskan looga codsaday in maanta tagaan xafiiska guddiga ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
” lyada oo la fulinayo habraacyada Doorashooyinka ee 17ka Sebtember, 2020, 1da Octoobar 2020 iyo 22, May 27, 2021 Agoosto 2021 lyo heeshilyada ugu danbeeyay 3-9 January 2022 ee la xiriiray daahfurnaanta doorashada golaha shacabka ayaan waxaan halkaan hoose ku soo gudbinaynaa magacyada odayaasha dhaqanka iyoxubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya ergada
doorashooylinka kuraasta, kuwaas oo kala ah.