Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 23/02/2022 Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo la xiriira Amniga Magaalada, kaas oo uu faah faahin ka bixiyay Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal.Taliyaha ayaa marka sheegay in xaaladda Guud ee Amniga Magaalada Garoowe ay tahay mid wanaagsan, balse ay ka feejigan inay soo gaaraan falalka Amni darro ee ka dhacaya Gobolada kale ee dalka.Waxaa uu hadalkiisa uu in taasi ku daray i ay socdaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, hayeeshee Bulshada looga baahan yahay inay la Shaqeeyaan Ciidamada si amniga loo sugo.Ugu dambeyn Taliye Xuseen waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga howlgal kasta oo ay kujiraan aysan wax xabbad ah ku ridi karin Magaalada Garoowe, sidoo kalena Bulshada looga baahan yahay inay la socdaan dadka ay Guryaha ka kireeynayaan.Amarkaan kasoo baxay Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli ay Magaalada Garoowe ay kamid tahay Goobaha ay ka socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe was last modified: February 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/05/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/10/2020 Ciidamada dowladda oo Maanta howlgal kula wareegay degaanka Cadcadeey 17/11/2022 Dadyowga Islaamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa 09/07/2022 Warbixin:- Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga oo xilkii iska casilay 05/12/2016 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/05/2020 DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 11AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO 14/11/2017 Madaxweynaha cusub KGS Cabdicasiis Laftagareen oo ka codsaday Odayaasha Akriso+Sawiro:-dhaqanka KGS in ay la shaqeeyaan sidii ay ula shaqeeyeen Shariif Xasn Sheekh Aadan. 24/12/2018 Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo digniin kasoo saartay halista faafitaanka Covid-19 15/02/2021 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 30/03/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.