Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 23/02/2022 Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo la xiriira Amniga Magaalada, kaas oo uu faah faahin ka bixiyay Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal.Taliyaha ayaa marka sheegay in xaaladda Guud ee Amniga Magaalada Garoowe ay tahay mid wanaagsan, balse ay ka feejigan inay soo gaaraan falalka Amni darro ee ka dhacaya Gobolada kale ee dalka.Waxaa uu hadalkiisa uu in taasi ku daray i ay socdaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, hayeeshee Bulshada looga baahan yahay inay la Shaqeeyaan Ciidamada si amniga loo sugo.Ugu dambeyn Taliye Xuseen waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga howlgal kasta oo ay kujiraan aysan wax xabbad ah ku ridi karin Magaalada Garoowe, sidoo kalena Bulshada looga baahan yahay inay la socdaan dadka ay Guryaha ka kireeynayaan.Amarkaan kasoo baxay Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli ay Magaalada Garoowe ay kamid tahay Goobaha ay ka socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe was last modified: February 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/05/2020 Xuseen Macalin oo ka hadlay sababta ay u hakadeen howlgaladii socday 22/12/2023 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/07/2022 Dhageyso:-Xarunta cilmi barista koonfur Galbeed Soomaliya daraasad ay soosamaysay ayay ku ogaatay haweenka 10/07/2018 Dowlado badan oo Shixnado Gargaar Aadminimo u soo diray dadka Falastiiniyiinta 24/10/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/04/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/03/2022 Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay inuu kalsoonidii kala noqday Dowladda Somalia 31/03/2024 Dhageyso:- Barnaamijka Kulanka Warsan 30/03/2022 Dhageyso:-Isha A iyo Boonkaay B oo Barbardhac ku kala Baxay. 28/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.