Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey.
Rooble ayaa Guddiga ka dhageystay warbixin ku saaabsan socdaalkoodii Kismaayo .
Rooblr ayaa sidoo kale kala hadlay qorshaha safarka guddigu ku tagayaan Garbahaarreey, si ay wadatashiyo ula soo yeeshaan qeybaha kala duwan ee bulshada.
Maamulka gobolka Gedo ayaa horay uga digay guddiga in ay taggaan magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.