Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Jarmalka iyo UK oo mar kale ku baaqay in xabbad-joojin laga gaaro Dagaalka Gaza 17/12/2023 Wadamada Armenia iyo Azerbaijan oo gaaray heshiis cusub oo xabad joojin ah. 26/10/2020 Video:-Dowladda Soomaailya oo ku dhawaaqday in Qaraxii Zoobe ay ku dhinteen 358 ruux 20/10/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/11/2022 Ra’isulwasaaraha Haiti oo ka degay Jasiirad Hoostagta Mareykanka 06/03/2024 Meydadka 20 dhalinyaro ah oo hal meel laga helay 26/06/2022 Dil ka dhacey Beledweyne iyo howlgal ka socda 16/04/2020 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee idaacada Warsan 07/01/2023 Madaxda Maamul Goboleedyada oo heshiis hordhac ah gaaray 28/03/2021 Madaxweyne laftagareen oo Amar siiyay gudiga kahor tagga Covid-19 KGS 31/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.