Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/05/2022 DHAGEYSO:-XILDHIBAAN IDIRIS CABDI DHAQTAR OO SHEEGAY IN SICIR BARAKA UU KEENAY GAWAARIDA XAMUULKA SOO GASHA BAYDHABO OO WADADA KU XANIBAN. 22/06/2018 Joe Biden oo hay’adaha sirdoonka Maraykanka ku amray arrin la yaab leh 27/05/2021 Shir laga yeeshay Amniga Magaalada Garoowe 17/02/2022 Xukun Dil Ah Oo Lagu Riday Dhakhtar Caan Ahaa Oo Loo Heysto Qaraxyo & Dilal Dhacay 19/01/2023 Majaajiliiste U Dhashay Dalka Pakistan Umer Sharif Oo Geeriyooday 03/10/2021 Dhageyso+ Sawiro :-Boqol qof oo Hey,adda Waamo Relief maanta gaarsiisay deeq gargaar ah. 25/07/2018 Daawo Video Xaflad lagu maamusayo Xuska 8 Maarso oo Baardheere lagu qabtay 09/03/2018 Ciidanka dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Masjid Cali Guduud 22/10/2022 Akhriso:-Ammaanka Madaxtooyada magaalada Jigjiga oo laga wareejiyay ciidamada Liyuu Booliska 25/08/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.