Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like RW Xamse oo kulan la yeeshay Golaha Wasiirrada maamulka Jubaland 29/11/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 21/11/2020 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 06/07/2017 Daawo Video Waxaa Sii Kordhaya Dhibaatooyinka Abaaro ka Taagan Deganada KGS. 08/01/2017 Daawo Haflad ki Saabsang Sinidguurady 1aad ee Dooqaadky Hoghol e ku dhiithy Beledky Baydhabo. 03/02/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 28/01/2023 Wareysi Xasaasi Ah Foowzi Cabdi nuur waa Aqoonyahanada goblka baay ,Farmaajo 16/05/2017 Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in uu diyaar u yahay doorasho loo dhan yahay oo Xor iyo Xalaal ah 20/04/2021 Faah faahino laga heleyo Rasaas ay fureen Ciidamo katirsan Kumandooska DANAB oo dhimasho iyo dhawac ka dhashay 13/09/2022 Dhageyso;- Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka 31/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.