Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Dhallinyaradii lagu afduubay Magaalada Beledweyne oo la sii daayay 06/09/2021 Itoobiya oo Maxkamad soo taagtay Saraakiil Sar sare oo Abiy Axmed kasoo horjeestay 21/05/2022 Dadweynaha reer Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod-bixinta, waxayna dadkaas soo dooranayaan goalaha Aqalka Sare ee dalkaas Masar. 11/08/2020 Siyaasiyiin la sheegay inay Madaxweynaha Gorgortan kula galayaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab 13/10/2022 Booliska oo ka hadlay Ganacsade lagu dilay degmada Xamarweyne 10/01/2023 Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay 06/01/2023 Dhageyso;- Warka Fidnnimo ee Idaacada Warsan 21/09/2022 Kim Jong-un oo diyaar u ah inuu wadahadal la yeesho Maraykanka 19/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/08/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xubnaha Guddiga Jaamacadaha Dalka (Sawiro) 10/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.