Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Wabiga Jubba oo degaano fatahaad ka sameeyay 22/06/2020 Bankiga Adduunka oo Soomaaliya ka taageerayo Korontada 11/12/2021 Nin hubeysan oo 15 Ruux kudilay ugsi ku yaalla dalka Ruushka 27/09/2022 Dhageyso:-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Somaliy Ugees Xasan Cabdi 13/07/2016 Madaxweynaha KGS & Boqor Buur madow oo ka wada hadlay dadkii laga soo musaafuriyay laas-caanood 25/11/2021 Turkiga oo badbaadiyey Tahriibayaal 19/07/2021 Dhageyso+Sawiro:-Habeenkii kowaad ee tartan aqooneedka Bisha Ramadaan oo caawa Idaacada Warsan qabatey 25/04/2020 General Odawaa oo beeniyay in ciidamada xoogga dalka ka dambeeyeen howlwadeenadii caafimaad ee lagu laayay Golalay 31/05/2020 Sawiro: Kulanka Farsamo iyo Xog iswedaarsiga Agaasimiyaasha Guud Wasaaraddaha Dastuurka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Kan Dowlada Federaalka Somaaliya Oo Baydhabo Ka Furmay. 09/12/2019 Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo dhiseyso Golaha Deegaanka ee degmada Waajid 25/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.