Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 13/02/2017 Madaxweyne Xasan oo qiray qaladaad inay ka jiraan Doorashooyinka 27/11/2016 Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo la soo gabo gabeeyay 12/08/2021 Dhageyso Warka Habeen 24-11-2016 24/11/2016 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 25/10/2021 Maleeshiyaad hubeysan oo 14 qof ku laayay Weerar Gaadmo ah oo ay qaadeen 25/11/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 24/05/2021 Dowladda Soomaaliya & Hay’adda IMF oo shir ka yeeshay dhaqaalaha dalka 02/10/2022 Dowladda Somalia Oo Shatiyo Siisay Laba Banki Caalami Ah, Kana Shaqo Bilaabaya Dalka 03/07/2022 Akhriso:- Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Heshiis Horumarinta beeraha kala saxiixday. 04/03/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.