Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Maraykanka oo duqayn ku dilay la-Taliyihii gaarka ahaa ee Amiirka Al-Shabaab 13/05/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/06/2022 Kiisaska COVID-19 ee Mareykanka oo dhaafay labo Milyan 11/06/2020 Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Beeraha 02/02/2022 RW Xamse oo ku baaqay in loo Midoobo la dagaalanka Al-Sabaab 30/09/2022 Dhageeyso Warka Habeenimo Warsan Radio 29-11-2016 29/11/2016 james Swan oo sheegay in Qatar Bani’aadannimo ay kajirto Soomaaliya 24/05/2022 Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah 17/05/2020 Ciidamada DF iyo kuwa Faransiiska oo howl-gal qorsheysan ku dilay saraakiil iyo xubno ka tirsan Shabaab 18/07/2020 Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka 14/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.