Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad Maxay yihiin ? 03/03/2020 Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay duleedka Baraawe 12/05/2020 Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Saraakiisha Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM kala shiray Amniga 07/02/2022 Dagaal ka dhacay degmada Qoryooley ee Shabeelada Hoose 05/05/2020 DF Oo Ka Hadashay Khasaaraha Ka Dhashay Howlgal Culus Oo Ka Dhacay Degaanka Ceeldheere 26/11/2022 Dhageyso:-Barnaamijka barashada Beeraha 19/02/2021 Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo Xildhibaano baaq culus u diray 11/12/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/12/2020 Lix qof oo ku dhimatay darbi ku soo dumay duleedka Muqdisho 09/05/2021 Akhriso: Qodobada Ay Ka Wada Hadleen RW Xamse Barre Iyo Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti 09/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.