Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Dhageyso: Maamulka Degmada Bardaale oo ka hadlay hormarada kala duwan ee ka socoda Degmadaasi. 17/02/2020 Khasaaro ka dhashay Dab Xoogan Ka Kacay Magaalada Kismaayo 05/10/2022 Dad careysan oo bannaanbax ka dhigay Magaalada Ceelafweyn 06/02/2023 Beesha Caalamka oo Guddiyada doorashooyinka kala hadashay cabashada ka timid doorashooyinka 15/12/2021 Ra’isul wasaare Xamze iyo Madaxweynaha Tunisia oo shir yeeshay 27/08/2022 video Madaxweyne Shariif Xasan Oo Furey Kal-Fadhigii Sadexaad Ee Baarlamanka KGS 09/04/2017 Cabsi laga qabo fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle 19/04/2020 MADAXWEYNE FARMAAJO OO UMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYEY BISHA RAMADAAN 23/04/2020 Ciidamada Maraykanka oo duqeyn ka geystey deegaan ku dhow Jilib 10/12/2020 Maamulka Gobolka Hiiraan oo si kulul uga hadlay weerarkii Carruurta ay ku dhinteen 02/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.