Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Galmudug & DDS oo heshiis ka gaarey xiisad taagneyd 19/04/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/08/2020 Odayaasha Dhaqanka Garxajis oo dagaalka Laas-Caanood ku eedeeyay Xukuumadda Muuse Biixi 19/02/2023 Madaxwaynaha Turkiga oo shaaciyay in dalkiisa laga helay gaas dabiici ah 21/08/2020 DHAGEYSO:-TALIYAHA CIIDAMADA ILAALADA WADOOYINKA GOBOLKA BAAY OO SHEEGAY IN UGU YARAAN 01/03/2018 Madaxweynaha Galmudug oo Wasiiro cusub Magacaabey 26/04/2020 Dagaal Maalintii Saddexaad ka socda Laas-Caanood 08/02/2023 Dhageeyso:-Barnaamijka Tartan Qooneedka habeenkii 23 Wareegii 3 xaad Ayaa si toos ah usocda tartan aqonedka raadiyaha Su aalaha waxaa soodiyaariyay Jamacada BIU Soo saareen warsan & Garab walaal 20/06/2017 Akhriso:-Qarax Sababay dhimasho iyo Dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Baardheere 02/02/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.