Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like DHAGEYSO:XIlDHIBAAN BASHIIR IBRAHIM OO SI KULUL U CAMBAAREYEY BEEN ABUURKII M/WEYNAHA KGS LAGA SHEEEGEY. 10/07/2018 Guddoomiyaha Degmada Buurdhuubo oo isku Day Dil Ka Badbaaday iyo dagaal ka dhacay degmadaasi 03/06/2020 Shirka madaxda Soomaalida oo la soo gabagabeeyay iyo heshiis laga gaaray doorashooyinka 25/05/2021 Weerar dhinaca internetka ah oo lagu qaaday Mid ka mid ah Garoonka diyaadaha ee Dalka Maraykanka 11/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka la Ciid Warsan. 01/08/2020 Mareykanka oo War kasoo saaray Shirkii ka dhacay Muqdisho 01/02/2023 Dhageeyso:-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay tababar ugu furay Ciidamada Boolis ah 30/08/2017 Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Ukraine iyo Masjid la duqeeyay 12/03/2022 Dhageyso:-Xildhibaan Idiris Cabdi Taktar oo shaaciyay in uu yahay Musharax u taagan doorashada madaxweynanimada maamulka Goboleedka Jubbaland. 25/03/2019 Maamulka G/ Banaadir & Dowladda UK oo ka wada hadlay Arimaha Abaaraha 16/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.