Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Dhageeyso:-Tartanka Ramadaanka waa habeenkii 4 raad Xaafadaha kala ah Horseed B iyo Bardaale A waa tartan xiiso le 30-5-2017 31/05/2017 Dhageyso: Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Oo Kahadashay Nadaafada Baydhabo. 27/02/2020 Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada Dhagaxtuur (Sawiro) 01/07/2020 ciyaaryahan Ozil oo muslimiin kasoo kala jeeda Turkiga, Syria iyo Soomaaliya ka bixiyay afurka bisha Ramadaan 03/05/2020 Faah faahin:- Dagaal dhexmaray Ciidamada ATMIS & Al-Shabaab 26/12/2022 Dhageyso;-Warka Galab ee Radio Warsan 26/04/2022 Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee jeneraal Gorda 07/09/2021 Madaxweyne Laftagareen oo hambalyo u diray dhammaan xoogsatada Koonfur Galbeed munaasabada 1-da May 01/05/2021 DF Oo Soo Saartay Farriin Ku Socota Muwaadiniinta Soomaliyeed Ee Ku Sugan Dalka Ukraine 25/02/2022 Maamulka gobolka Gedo oo war kasoo saaray doorashada Degmada Garbahaarey 23/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.