Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 07/10/2021 Dahgeyso+Sawiro:-Dood ku saabsan lambar gaaban oo si bilaash ah ama lacag la’aan dadka uga soo wici karaan Xaruunta xalinta khilaafaadka Degmada Baydhabo si looga xaliyo arihama khilaafaadka la xariira. 17/06/2021 Hindiya oo joojinaysa shidaalka Sacuudiga 07/04/2022 Akhriso:-Booliska Hirshabelle oo xiray idaacad iyo wariyeyaal 20/12/2019 In ka badan 200 oo qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Itoobiya 20/06/2022 Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Itoobiya (Sawirro) 03/05/2021 Dhageyso :-Warka Galab ee Idaacada Warsam 18/11/2021 DHAGEYSO: Warka Duhur ee Idaacada Warsan 21/03/2020 Al-Shabaab iyo Daraawiishta Jubbaland oo ku dagaalamay Jubbada Hoose 30/10/2023 Dowladda oo shaacisay in 100 Xubnood looga dilay Al-Shabaab dagaal ka dhacay Hiiraan 04/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.